WAJAALE NEWS

Kalluun Yaraan Soo Foodsaartay Xeebta Magaalada Berbera

Berbera (WJN)- Waxaa guud ahaan maalmihii u danbeeyay magaalo xeebeedka Berbera iyo suuqyada magaaladaasi laga dareemayaa Kaluun yaraan baahsan oo soo food saartay, Iyadoo arintani ay ka hadleen qaar ka mid ah Ganacsatada Kaluunka ee magaaladaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/hM64FSJl07I

Exit mobile version