Kalluun Yaraan Soo Foodsaartay Xeebta Magaalada Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kalluun Yaraan Soo Foodsaartay Xeebta Magaalada Berbera
February 6, 2019 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)- Waxaa guud ahaan maalmihii u danbeeyay magaalo xeebeedka Berbera iyo suuqyada magaaladaasi laga dareemayaa Kaluun yaraan baahsan oo soo food saartay, Iyadoo arintani ay ka hadleen qaar ka mid ah Ganacsatada Kaluunka ee magaaladaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/hM64FSJl07I

COMMENTS
LINKS