GABILEY(W,N) Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta somlilan dee solja maxamuud cabdi jaamac xuuto ayaa ka hadlay xukun maanta maxkamada gabiley ku riday wariye jacfar cawil oo ka hawlgala warbaahinta madax banaan ee gobolka kaasi oo maxkamadu dhul dhigtay ganaax lacageed
Gudoomiyaha solja ayaa maayarka gabiley kueedeeyay in uu kala qaybinayo warbaahintii gobolka gabiley
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;