WAJAALE NEWS

Garabkii Jaamac Shabeel oo Laga Hor Istaagay Inay Shir Ku Qabsadaan Mid Kamida Huteelada Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Garabkii uu hogaaminayay gudoomiyihii hore golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shaabeel oo ay wehelinayaan xubnihii hore looga caydhiyay Xisbigaasi oo shir ka dhan ah Xisbiga Kulmiye ku qabanayay midka ka mid ah huteelada Hargeysa ayaa maanta laga hor istaagay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version