Garabkii Jaamac Shabeel oo Laga Hor Istaagay Inay Shir Ku Qabsadaan Mid Kamida Huteelada Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garabkii Jaamac Shabeel oo Laga Hor Istaagay Inay Shir Ku Qabsadaan Mid Kamida Huteelada Hargeysa
February 26, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Garabkii uu hogaaminayay gudoomiyihii hore golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shaabeel oo ay wehelinayaan xubnihii hore looga caydhiyay Xisbigaasi oo shir ka dhan ah Xisbiga Kulmiye ku qabanayay midka ka mid ah huteelada Hargeysa ayaa maanta laga hor istaagay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS