WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Jsl Oo Ka Hadlay Shirka Golaha Dhexe Xisbiga Kulmiye,Muxuuse Ka Yidhi Xubno Ay Kawada Tirsanaayeen Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.

BORAMA(W,N) Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Somaliland ee Xukuumadii Axmed Siilaanyo Shucayb Maxamed Muuse oo ku Sugan Magaalo Madaxda Gobolka Awdal ee Boorama ayaa ka Hadlay Sida uu u arko shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga kulmiye oo 23bisha Ka dhici doona magaalada boorama, iyo Ujeedada Halkaasi loogu Asteeyay.

Sidoo kale Ex Wasiir Shucayb ayaa wax laga waydiiyay xubno ay isku Golihii  Wasiirada Xukuumadii Axmed Siilaanyo Ka wada tirsanaayeen oo muqdisho ka Degay.

Dhanka kale Ex Wasiir Shucayb ayaa fariin Dhinaca doorashada ku sabtan  Udiray xisbiga Mucaaridka ah Ee wadani

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Waraysi Lala Yeeshay Ex Wasiir Shucayb;

Exit mobile version