WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Waqooyiga & Galbeedka Hargaysa Oo Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Ku Eedeeyay In Uu Deegaano Gobolka Salel Katirsan Ka Wado Iska Horkeen.

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamida siyaasiyiinta iyo waxagaradka waqooyiga iyo galbeedka hargaysa ayaa eedo culus ujeediyay madaxwyne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici iyaga oo ku eedeeyay in masuul ka yahay muran dhuleed oo maalmihii udanbeeyay ka taagan deegaano kamida gobolka salel.

Sidoo kale xubnahan aya sheegay in cabdiraxmaan saylici wado eex iyo deegaamay ee beeshiisa kula safan yahay

Dhanka kale siyaasiyiinta ayaa baaq udiray madaxwaynaha Somaliland iyagoo ka codsaday in Uu arinta ka taagan xeebaha Somaliland soo faro galiyo gaar ahaan deegaanada Xariirad,Garbo dadar,Gargaara Galbeed iyo Heemaal;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version