WAJAALE NEWS

Xisbiga Waddani oo Cadeeyey Mawqifkiisa Mudo Kordhinta Golaha Wakiilada

Hargeysa (WJN)- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku cadeeyay mowqifka uu ka taagan yahay mudo kordhinta loo sameeyay mudanayaassha golaha Wakiilada Somaliland.

 

Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka

Exit mobile version