WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maxkamada Gabiley Oo Dhaarisay Xildhibaan Shirwac Oo Buuxinaya Kursi Ka Banaanaa Golaha Deegaanka Gabiley.

GABILEY(W,N)-Maxkamada gobolka gabiley ayaa maanta sirasmi ah udhaarisay xildhibaan shirwac oo buuxinaya booskii ay ka geeriyooday xildhibaan cibaado maax oo dhawaan ku geeriyootay dalka ingiriiska.

Waxaana dhaarinta xildhibaanka goob joog ka ahaa maamulka golaha deegaanka degmada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Maxkamadda Gebilay Oo Dhaarisay Xildhibaan Cusub Oo Ka Banaanaa Golaha Deegaanka Magaaladaasi

 

Exit mobile version