Addis Ababa (WJN)- Madaxweynaha Somaliland iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayey, oo goor dhawayd gaadhay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, ayaa halkaas waxa si diirran ugu soo dhaweeyey masuuliyiin sare oo ka tirsan dawladda Federal-ka Itoobiya,
Halkan hoose ka daawo muuqaalka