WAJAALE NEWS

Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta waxa uu kulan balaadhan la yeeshay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Dalka

IMG_6813Hargaysa(Wajaale News):-Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta waxa uu kulan balaadhan la yeeshay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Dalka kuwaas oo uu madaxweynuhu dardaaran iyo dhiirigelin shaqo siiyey kulankan oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada JSL gaar ahaan Hoolka Shirarka Wasiirada JSL

halkan ka   dhagayso

halkan guji

wajaalenews

hargeisa office

Exit mobile version