Hargeysa (WJN)- Iyadoo ay maanta Maxkamadda gobolka Maroodi jeex xoriyadiisii dib ugu celisay Abwaan Cabdiraxmaan Abees kadib racfaan. markii lagu soo eedeeyey xeerka ciqaabta guud oo ah inuu wax ka sheegay ciidanka Booliska, ayaa goor dhawayd laga sii daayay xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa, waxaana sii dayntiisa ka hadley qareenadii u doodayay.
Hasse ahaateee waxaa ku gacan-saydhay xafiiska xeer ilaalinta oo go’aankaasi abwaan Cabdiraxmaan Abees lagu siidaayey ka qaatay racfaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
WAJAALENEWS DESK
HARGEYSA OFFICE
WAJALENEWS@GMAIL.COM