WAJAALE NEWS

Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Kormeeray Xabsiyada Magaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo (W,N) Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxauud Caateeye oo ay wehelinayaan Masuuliyiin ka socda Bahda Garsoorka ayaa maanta Kormeer ku tagay Xabsiyada Magaalada Ceerigaabo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version