Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen (Tukaale) oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in lacagtii ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi uruurisay lagu guray sanaaduuq, Isagoona ku baaqay in lacagtaasi umada gasho oo waxlagu qabto.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka