Hargeysa (WJN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa qaadacay kulankii Xisbiyada mucaaridka iyo Xukuumada uga socday magaalada Hargeysa, Iyagoona fashiliyay heshiis qarsoodiya oo ay galeen Kulmiye iyo Ucid.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/PasPQTzC-1s