WAJAALE NEWS

Xisbiga Ucid oo Sheegay In Guddoomiye Cirro Lacago Ka Qaatay Madaxtooyada

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xidhiidhka Gobolada iyo Degmooyinka ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Cabdiqani Ibraahim “Salaf” ayaa eedaymo culus u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro, Isagoona ku eedeeyay in uu lacago ka qaatay Madaxtooyada Somaliland doorashadii kaadib.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version