Hargaysa(Wajaale News)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Xaga Horumarka iyo Binu-Aadanimada ee Somaliland iyo Somaliya Mr. Philippe Lazzarini.
Waxaana kulankaasi ka warbixyey Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed Cadbilaahi Cumar.
Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Repoter:Abdiqadir Abdiraxman Habane