WAJAALE NEWS

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Ku Baaqay In La Xidho Safaarada Turkiga Ee Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Xildhiban Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Somaliland, ayaa Xukuumada ugu baaqay in ay xidho Safaarada dalka Turkiga ee Hargeysa oo uu sheegay in ku dhibaataysan yihiin dadka Somalilanderka ahi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/WfIKtUPLlG0

Exit mobile version