Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Jibriil, oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadley mudo kordhinta loo samaynayo mudanayaasha goleyaasha iyo arimaha ku aadan saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka