Hargeysa (WJN)- Agaasimaha guud ee wasaarada Shaqo gelinta arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase, ayaa jawaab adag ka bixiyay eedaymo uga yimi Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo ku aadanaa in masuuliyiinta wasaaradaasi ay ka gaabiyeen hawlihii shaqo ee ay u hayeen qaranka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka