Hargeysa (WJN)- Wasiir ku xigeenka wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Ibraahim Xuseen Buuni, ayaa jawaab adaag ka bixiyay eedaymo uu maalmihii u danbeeyay Xisbiga Waddani u jeedinayay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka