WAJAALE NEWS

Wasaarada Hawlaha Guud oo Sheegtay Inay Joojisay Dad Ajaaniba oo Qodayay Buuraha Waqooyiga Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Madax kormeerka ee dabagalka dhulka danta guud ee Wasaarada hawlaha guud dhulka iyo Guryaynta Somaliland Bishaar Axmed Shooke iyo ku xigeenkiisa, ayaa kormeeray qaar ka mid ah Buuraha Waqooyiga Hargeysa oo muran xoogani ku dhexmaray dadka ka xoogsada Buurahaasi iyo dad sheegtay ciida laga soo qodo buurahaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version