Wasaarada Hawlaha Guud oo Sheegtay Inay Joojisay Dad Ajaaniba oo Qodayay Buuraha Waqooyiga Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Hawlaha Guud oo Sheegtay Inay Joojisay Dad Ajaaniba oo Qodayay Buuraha Waqooyiga Hargeysa
January 31, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Madax kormeerka ee dabagalka dhulka danta guud ee Wasaarada hawlaha guud dhulka iyo Guryaynta Somaliland Bishaar Axmed Shooke iyo ku xigeenkiisa, ayaa kormeeray qaar ka mid ah Buuraha Waqooyiga Hargeysa oo muran xoogani ku dhexmaray dadka ka xoogsada Buurahaasi iyo dad sheegtay ciida laga soo qodo buurahaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS