WAJAALE NEWS

Shirkada Telesom Oo Kaalin Sare Ka Gashay Daraasad Heerka Qiimayn Macmiilka Oo Ay Samaysay Jaamacad Dalka Emaraadka Carabta Ah.

Hargaysa(W,N) Shirkada Isgaadhsiinta Casriga ah ee telesom ayaa kaalin sare ka gashay daraasad ku saabsan heerka qiimaynta ka raali ahaanshaha macmiilka oo ay samaysay jaamacada ku taala  dalka emaraadka carabtu,

Munaasibad lagaga hadlayay daraasadan ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kasoo qaybgaleen wasiiro,aqoonyahan iyo madaxda shirkada telesom.

Halkan ka Daawo Muuqalka Warkan;

Exit mobile version