WAJAALE NEWS

Masuul Shaaciyay In Uu U Sharaxan Yahay Jagada Gudoomiyaha Golaha Ee Kulmiye

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Maxamed Yuusuf Ciise oo ka mid ah golaha dhexe ee Xisbi xaakimka talada dalka Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa markii u horaysay shaaciyay in uu u sharaxan yahay jagada Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbigaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version