WAJAALE NEWS

Jamaal Cali Xuseen oo Sheegay Inaan Doorasho Somaliland Ka Dhacayn oo Umada Been Loo Sheegayo

Hargeysa (WJN)- Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen oo ka mid ah siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in aanay doorasho ka dhacayn Somaliland dhamaadka 2019, islamarkaana shacabka been lagu jaho habaabinaayo uun.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version