Jamaal Cali Xuseen oo Sheegay Inaan Doorasho Somaliland Ka Dhacayn oo Umada Been Loo Sheegayo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jamaal Cali Xuseen oo Sheegay Inaan Doorasho Somaliland Ka Dhacayn oo Umada Been Loo Sheegayo
January 24, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen oo ka mid ah siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in aanay doorasho ka dhacayn Somaliland dhamaadka 2019, islamarkaana shacabka been lagu jaho habaabinaayo uun.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS