Hargaysa(W,N) masuuliyiin ka ka socda xafiiska hanti dhowrka qaranka ayaa maanta galinkii danbe baadhitaano ka bilaabay haayada duulista iyo madaarada somaliland.
Xubnahan ka socday hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa albaabada isugu laabay xafiisyo badan oo kamida kuwa masuuliyiinta ugu sareeya haayada duulista.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;