Hargaysa(W,N) aqoonyahan cabdikarim axmed mooge ayaa si adag uga hadlay xadhiga abwaan cabdiraxmaan abees kaasi oo uu ku tilmaamay dulmi iyo cabudhin
Sidoo kale cabdikarim axmed mooge ayaa xukuumada ugu baaqay in ay deg deg xoriyadiisa ugu soo celiso abwaan iyo cidkasta oo sharci daro ku xidhan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;