HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada maaliyada somaliland iyo masuuliyiin kale oo kamida wasaarada maaliyada ayaa maanta galinkii danbe kormeer indho indhayn ah ku tagay kastamada kalabaydh iyo wajaale ee gobolka gabiley
Ujeedada kormeerka wasiir kuxigeenka maaliyada ayaa darnaa sidii loo dardar galin lahaa dakhli ururinta dalka iyo ukuurgalka xaalada shaqo ee kastamada galbeedka
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;