“Shirka Xisbiga Kulmiye Uma Arko Madal Wax Lagu Dooranayo ee wuxu u afduuban Yahay Muuse Biixi”Siyaasi Maxamuud Xaashi
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada mmadaxtooyada Maxamuud Xaashi oo hore ushaaciyay in uu isku sharixi doono gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa ka hadlay arimo badan oo keenay in aanu isku soo taagin iyo sida xisbigii kulmiye uu u afduubay muuse biixi madaxwaynaha dalku
Sidoo kale maxamuud xaashi cabdi ayaa eedihii ugu cuslaa ujeediyay madaxwayne biixi iyo xukuumadiisa isagoo ku eedeeyay in uu ka baydhay jidkii xisbiga kulmiye xeerkii uyaalay
Dhanka kale wasiirkii horw ee madaxtooyada ayaa shaaciyay in uu dagaal adag la gali doono muuse biixi iyo xukuumadiisaba
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;