Burco(W,N) Odoyaal, waxgarad iyo dhalinyaro kasoo jeeda beesha garxajis ayaa madaxwaynaha somaliland ku eedeeyay in uu faro galin iyo kala qaybin ku hayo beeshooda.
Sidoo kale odoyaasha ayaa madaxwayne ugu baaqay in aanay waxba soo kordhinayn arintaasi uu wado dadka uu doonayo in uu la shiraana aanay matalin Beeshooda.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;