WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Wasaarada Biyaha Oo Kormeer Ku Tagay Ceelasha Biyaha Ee Magaalada Boorama

BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha somaliland iyo masuuliyiin weheliya ayaa maanta gaadhay magaalada boorma iyagoo kormeer kusoo maray ceelasha biyaha ee magaalada boorama.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version