Hargaysa(W,N) Madax-dhaqameedk gobolka Awdal oo ay Weheliyaan Wasiirada Gobolka Iyo Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay la yeesheen madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi iyo arimaha ay ka wada hadleen
Madax dhaqameedkan ayaa shir jaraa,id oo ay ku qabteen huteelka maansoor faah faahin ka bixiyay qodobada ay ka wada hadleen madaxwaynaha iyo arinta saamiga qaybsiga doorashada golaha wakiilada .
Sidoo kale Madax dhaqameedkan ayaa shaaciyay mawqifka reer awdal iyo in aanay galaynin doorasho bilaa saamiga qaybsi ah
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/Vxqq5eEG0lY