HARGAYSA(W,N)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh cabdirasaaq albaani ayaa digniin udiray cida isku dayda in ay ciido maali aan ahayn ka qaranku ogyahay ee lagu soomay.
”Cidii Isku Dayda Inay Maalin Gaara Ciido, Talaabo Sharciga Waafaqsan Ayaa Laga Qaadayaa”Wasiirka Diinta Iyo Aqwafta Jsl.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/oa1OuhlTtCc