HARGAYSA(W,N) Qaarkamida madax dhaqameedka beelaha garxajis oo maanta casuumad sharafeed uu u fidiyay madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa ka dareen celiyay kulankii ay wada yeesheen madaxwayne biixi
Sidoo kale kale madax dhaqameedka ka jawaab ka bixiyay hadaladii madaxwaynu madasha ka jeediyay
Waxaana salaadiyiintani dhankooda weedho duurxul ah kaga fal celiyeen casuumada
HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;