DAAWO; Madax Dhaqameedka Beesha Garxajis Oo Ka Dareen Celiyay Kulankii Madaxwaynaha Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madax Dhaqameedka Beesha Garxajis Oo Ka Dareen Celiyay Kulankii Madaxwaynaha Jsl.
January 7, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida madax dhaqameedka beelaha garxajis oo maanta casuumad sharafeed uu u fidiyay madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa ka dareen celiyay kulankii ay wada yeesheen madaxwayne biixi

Sidoo kale kale madax dhaqameedka ka jawaab ka bixiyay hadaladii madaxwaynu madasha ka jeediyay

Waxaana salaadiyiintani dhankooda weedho duurxul ah kaga fal celiyeen casuumada

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS