WAJAALE NEWS

DAAWO; Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Sool Oo Xilkii La Wareegay Iyo Weedhihii Laga Jeediyay Madasha!

Laascanood(W,N) Gudoomiyaha cusub ee gobolka sool ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada laascanood ee gobolka sool isagoo islamarkaana maanta si rasmi ah ula wareegay xilkii.

Munaasibada ay xila kula wareegayeen badhasaabkii hore ee gobolka sool iyo badhasabka cusub taasi oo ay kasoo qaybgaleen madax dhaqameed, siyaasiyiin, iyo waxgarad kale

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version