BURCO(W,N) Abwaanada gobolka togdheer ayaa maanta shir jaraa,id oo ay ku qabteen magaalada Burco waxa Ay si adag Uga hadleen xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xukuumada dhawaan xabsiga Utaxaabtay.
Hal abuurka gobolka togdheer ayaa suugaan ku cabiray xadhiga iyo cabudhinta xukuumadu ku hayso abwaanada iyo saxaafada Somaliland.
Sidoo kale Abwaanada ayaa ka dareen celiyay falkii xukuumada dalka inuu soo galo ugu diiday abwaan Cali Seenyo.
Abwaanada ayaa fariin culus udiray xukuumada madaxwayne Muuse Biixi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;