WAJAALE NEWS

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Si Adag Uga Hadlay Fal Ciidamada Boolisku Kula Kaceen Kooxda Xidigaha Geeska.

“Dawlada Iyo Ciidamada Abniga Mobilada La Dhacayo Iyo Xad Gudubyada Jeelasha ka Jira Ayaa Looga Baahan Yahay Inay Waxka Qabato, Ee Loogama Baahna Meel La faraxsan Yahay In Ay Rabashto”Abwaan Xasan Dhuxul.

Hargaysa(W,N) Abwaan Xasan Dhuxul laabsaalax oo kamida hal abuurka somalida kuwa ugu caansan islamarkaana hore u ahaa Gudoomiyihii xidigaha gees ayaa sharci daro ku tilmaamay fal dhawaan ciidamada boolisku kula kaceen kooxda xidigaha geeska oo ku guda jiray bandhig sugaaneedkii  sanadka cusub 2019.

Sidoo kale Abwaan laabsaalax ayaa  xukuumada ku eedeeyay in ay ku xadgudbayso xuquuqda uu dastuurku siinayo muwaadiniinta reer Somaliland;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version