HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdilaahi maxamed daahir cukuse oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ee katirsan xisbiga mucaaridka ee waddani ayaa ka hadlay rajada laga qabo in ay qabsoonto doorashada madaxtooyada iyo waxa laga filan kaadh qaybintakadib komishanka doorashooyinka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;