WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland oo Albaabada U Laabtay Mid Ka Mida Hoteelada Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Xukuumada Somaliland ayaa albaabada u laabtay mid ka mid ah Huteelada ku yaala Magaalada Hargeysa oo lagu magacaabo Almis Hotel.

Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud Cabdirashiid Xaaji Ducaale (Qambi) oo warbaahinta la hadley ayaa ka hadley sababta ay albaabada ugu laabtay Hoteelkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version