WAJAALE NEWS

Xisbiga Waddani oo War Ka Soo Saaray Kulankii Ay La Qaateen Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa (WJN)- Musharax ku xigeenkii xisbiga Waddani Ambasador Maxamed Cali Cabdi ayaa ka warbixiyay kulankii ay habeenkii xalay ahyd madaxda mucaaridku la yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi.

Dhinaca kale Ambasador Maxamed Cali ayaa sheegay in la isku afgartey kulankii xalay in dib loo bilaabo guddidii xisbiyada iyo xukuumada ee wada hadalkoodii hakadka uu ku yimid islamarkaana arimaha laga wada hadli doono ay ka mid tahay arinta kominshanka doorashoyinka oo xisbigoodu hore u sheegay in  la kala diro.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/cNZvammEE_c
Exit mobile version