WAJAALE NEWS

Xisbiga Ucid oo Ka Hadley Kulan Caawa Ay Yeelan Doonan Madaxweyne Muuse Biixi iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaridka

Hargeysa (WJN)- Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Ucid Cabdinasir Buuni ayaa ka hadley kulan uu sheegay inuu caawa dhex mari doono madaxweyne Muuse Biixi iyo Guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka Somaliland ee WADDANI iyo UCID.

Dhinaca kale waxaa uu amaan ujeediyey Madaxweyne ku xigeenadii hore ee Somaliland oo uu sheegay in ay doorka dhex dhexadinta ay qayb ka ahaayeen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version