WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Laasacaanood oo Ka Soo Horjeestay Go’aankii Badhasaabka

Laascaanood (WJN)- Fadhi ay maanta yeesheen Xildhibaanada golaha deegaanka Degmada Laascaanood, oo uu shir gudoominayay Maayarka gobolka Sool Cabdicasiis Xuseen Maxamed, ayaa waxa ay kaga soo hor jeesteen go’aamo uu maalintii shalay ahayd uu soo saaray Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdirashiid Xuseen Gargaar oo ku saabsan in uu mudo 8 bilood ah la hakiyay dhismaha dhulka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version