WAJAALE NEWS

Hogaanka Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Doorashadii Dalka Ka Dhacday Dhaliilo Xoogana Usoo Jeediyey Guddiga Komishanka Qaranka

Hargeysa(W,N)-Hogaanka madax-dhaqameedka gobolada galbeedka Somaliland oo maanta kulan iskugu yimi ayaa waxay si adag uga hadleen doorashadii dalka ka dhacday maalinkii Isniintii ee 13-kii November,waxaanay si adag u dhaliileen guddiga komishanka Qaranka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version