WAJAALE NEWS

Xildhibaan Baar Siciid oo Ka Hortimid Ansixinta Miisaaniyaddii 2019-ka

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Baar Siciid oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hortimid ansixinta miisaaniyadii sanadeedka 2019-ka ee goluhu saaka ansixiyay.

Dhinaca kale Xildhibaan Baar oo ka mid ahayd 12-kii Xildhibaan ee saaka diiday in la ansixinta odorooska miisaaniyad sanadeedka 2019-ka, ayaa diidmadeeda ku sababaysay in aanay Odorooska miisaaniyadu meelna kaga jirin kordhinta mushaharka Ciidamada iyo wax u qabashada dadka danyarta ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/90p4lpRm3Gg

Exit mobile version