WAJAALE NEWS

Xeebaha Somaliland oo Laga Madnuucay Maraakiibtii Sharci Darada Kaga Kaluumaysan Jirtay

Burco (WJN)- Wasiirka wasaarada  Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga Somaliland Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), ayaa ka hadley sababta Xukuumadu xeebaha dalka uga madnuucday Maraakiibta sida sharci darada ah uga kaluumaysan jiray, isagoona talaabadan ku tilmaamay mid ay ku ilaalinayaan xeebaha dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version