WAJAALE NEWS

Wasiirka Warfafinta DDS oo Raali Gelin Ka Bixiyey Hadal Hore Uga Soo Yeedhay Madaxweynahooda

Tog Wajaale (WJN)- Wasiirka warfaafinta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa raali gelin ka bixiyay hadalo hore uga soo yeedhay Madaxweynahooda Mustafe Muxumed Cagjar kaas oo la xidhiidhay in weeraro argagixiso looga ssoo maleegayo Somaaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/MiTtwNn_r_M
Exit mobile version