Hargeysa (WJN)- Masuuliyiin Xukuumada Somaliland ka tirsan ayaa maanta garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Hargeysa ku soo dhaweeyay Wafti balaadhan oo isugu jira Madax-dhaqameed,Salaadiin iyo Ganacsato ka socda Kilidhka Oromada ee dalka Itoobiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka